(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Deni oo u ambabaxay Safar dibeda ah

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar ahaan dalka Itoobiya oo uu ku horumarayo. Garoonka dayuuradaha Gen. Maxamed Ashir ee magaalada Garoowe waxaa kusii sagootiyey Madaxweynaha iyo weftigiisa Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Saraakiil Ciidan, Saraakiil ka tirsan … Continue reading (Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Deni oo u ambabaxay Safar dibeda ah